Yaa Hogaanka Hada u haya Doorasha Gudoomiyaha Baarlamaanka (Aqriso sida loo kala horeeyo)

Tuesday, August 28, 20120 comments

Waxaa goordhaw si rasmi ah u bilowday Tirinta Codbixintii loo qaadayay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee xiligan u tartamayaan ilaa 5-Musharax oo u taagan jagadaasi.

Waxaa hada ugu cad cad oo codadkii la tiriyay intii ugu badneed helay Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo ah Musharax kasoo jeeda Beesha digil iyo Mirifle halka ninka labaad uu yahay Prof Cali Khaliif Galeyr oo isna helayay Codad badan kana soo jeeda Beesha Daarood.


Waxaa kaalinta Sadaxaad ila ahada ku jira Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulahai oo isna helay dhoor cod ,waxaasa hoos ka Hogaaminaya Codbixinta ay Musharixiinta heleen C/Rashiid Xidih iyo Xasan Abshir Faarax.


Tirinta Codbiximnta ayaana ah mid wali socota waxaana u muuqaata ninka ugu horeeyo oo kusoo bixi kara in uu yahay Musharaxa Maxamed Cusmaan Jawaari oo helaya codadka ugu badan ee Doorashada .


Ilaa hada Codadka ay Shabakada Allbanaadir.com tirisay ayaa hoganaka waxa look ala hayaa sidatan


1)Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari) 72-Cod

2)Prof. Cali Khaliif Galeyr 42
3) Cabdi Xaashi C/laahi 15
4)C/rashiid Maxamed Xidig. 6
5) Xasan Abshir Faarax 4

Tirinta Codadka ayaana ah wali mid socota lasoco waxii kusoo kordha kala Soco Shabakada gubtanews.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog