Waxaa hada socda Cidbixintii loo qaadayay Gudoomiye Kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ay u tartamayaan ilaa 9-Musharax.
Waxaa hada socda wali codadka ay kala hereen Musharixiinta Gudoomiye kixigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la filayo in lagau kala saaro Muisharixiinta iyadoona laga yaabo in wareega koowada loo gudbo Musharixiinta oo badan darted hadii uusan tanaasulaad imaan.
Codadka Hordhaca ah ee kala heleen Musharixiinta ayaa kala ah
1)Cawli Ibaarhin Muudey 30-Cod
2)C/dalla Boos Axmed 10-Cod
3)Maxad Cali Xagaa 17-Cod
4) Tahliil Cabdi Maxamed 15-Cod
5)Bashiir Maxamed Jaamac 27-Cod
6) Siciid Maxamed Cali 0-Cod
7)Prof. Maxamed Cumar Dalxa 6-Cod
8) Jeylaani Nuur Iikar 31-Cod
9) Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. 23-Cod
10-Ibraahim Jaamac Deyfulaahi 12-Cod
C/Xakiin Cige Guuleed 7-Cod
Waxaana Wali socda Tirinta Codadka ay kala heleen Musharixiinta Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka ,dib ayaana idinkaga soo gudbineynaa natiijada oo dhameestiran insha Allah