Daawo Oo Akhriso Hees Jaceyl Ah Oo Maanta Soo Baxday Aadna U Macaan Lana Magac Baxday "Ilwaad Dumar"

Friday, September 21, 20120 comments

Fanaan Axmed Daljir Ayaa Sooo Saaray Hees Aad U Macaan Badan oo la magac baxday ILWAAD DUMAR, heeskaan miraheeda waxaa sameeyay Abwaan Ibrahim ali Abdi "Kalafoge" Codka Iyo Laxankana Waxaa Leh Axmed Daljir Waana muusikadii macaaneyd ee Ceynba Ceyn.

Fanaan Axmed Daljir ayaa dhawaan wuxuu kaloo soo wadaa hees kale oo aad u macaan uguna Magac daray HOOYO, Saacadaha Soo Socdo Ayeena Soo Bixi Doontaa.


Heeska Ilwaad dumar waxeey kusocotaa ama loogu talo galay Marwo Nuurto maxamed oo ah xaaska curiyaha heeska 
Heeskaan oo ah mid dareen rasmi ah ka danbeeyso ayaa erayadeeda waxeey yihii.

Dumar Kala Ilwaad Wacan.

Edabtana Ku Kala Roon.
Ixtiraam Ku Kala Mudan.

Idilkood Haweenkaba.

Adaan Kaa Ishaartoo.
Ubax Deyr La Moodyeee.
Aragtida U Wacaneey.

Oorideyda Dunidaay.

Umu Intizaareey.
Amaan Waad U Qalantaaa.
I Looooove Youuuuuuu.


Sida Geenyo Uguboo.

Carro Edega Joogtaa.
Indhaheyga Deeqdaaaa.

Aduunyada Dusheedana.

Intaan Ku Noolahay.
Dumar Kuma Ag Dhigayeee.
Weligaaa Ogoosooonooow.

Oorideyda Dunidaay.

Umu Intizaareey.
Amaan Waad U Qalantaaa.
I Looooove Youuuuuuu.


Hoos ka daawo Heesta vedeo Ah








Xafiiska Newbanaadir
Canab Xasan 
New York - America 
canabxasan09@hotmail.com 
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com

Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog