Shabakada gubtanews waxay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa 24- ka mida 25-ka Musharax ee u tartamaya Madaxweynenimada Somalia ,qabiiladooda.
Ibraahim Cali Xuseen oo ku dhashay Burhakaba ayey nagu adkaatay inaan helno qabiilkiisa ,waxaana xusid mudan Ibrahim inuu mudo dheer la soo shaqeeyay Beesha Caalamka,sida ku cad taariikh nololeedkiisa.
Musharaxiintaan waxaa ku jira nin u dhashay qabiilka Hawiyaha oo laga cabsi qabo inuu la tartamo Cabdullahi Cadow iyo Shariif Ahmed,waxaana lagu magacaabaa Hassan Shiikh Mohamud.
Musharaxiinta iyo qabiiladooda !
Musharaxiinta Hawiye !
1- Abdullahi Ahmed Cadow – Habargidir Sacad
2- Shariif Sheekh Ahmed – Abgaal , Harti Abgaal
3- Yusuf Garaad Omar – Habargidir Ceyr
4- Omar Salaad Elmi – Habargidir Sacad
5- Abdirahman Baadiyoow – Abgaal – Waceysle
6- Abdirahman Abdishakur – Habargidir Ceyr
7- Hassan Sheikh Mohamud – Abgaal Waceysle
8- Cisman Mohamed Gacal – Abgaal,Wacbudhan
9- Salaad Ali Jeelle – Abgaal,Harti Abgaal
10- Saciid Isse Mohamud (Ina Ciise Lugoole) Habargidir,Ceyr.
11- Abdulkadir Osoble Ali, Abgaal,Harti Abgaal
Musharaxiinta Daarood !
1- Haji Mohamed Yasin Ismail – Harti Majeerteen
2- Mohamed Abdullahi Farmajo – Mareexaan
3- Maslax Mohamed Siyaad Barre- Marexaan
4- Abdwahid Elmi Goonjeex – Mareexaan
5- Abdiwali Mohamed Gaas - Harti Majeerteen
6- Sakariye Haji Abdi - Leelkase
7- Bashiir Nur Hassan (Ina Nur Bidaar) Mareexaan
8- Hussein Khaliif Jama Harti Majeerteen
9- Mohamed Ahmed Saleh ,Harti Majeerteen
10- Abdirahman Mohamed Abdi Hashi,Harti Dhulbahante
Musharaxiinta Dir !
1- Ahmed Ismail Samatar – Gadabuursi,Maxaa Case
2- Mohamed Abdullahi Oomar – Isaaq,Sacad Muuse
3- Mohamed Abdiweli Shiikh Yusuf,Faqa Muxumud
Shabakada gubtanews
Muqdisho - Somalia
gubtanews@hotmail.com
www.gubtanews.com
