Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Sheekh Axmed Cabdi Dhicisow oo Xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Saturday, September 8, 20120 comments

Allaha u Naxariiste Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gudoomiyihii Majmaca Culumada Soomaaliyeed Sheekh Axmed Cabdi Dhicisow oo kamid ahaa Culumada Soomaaliyeed si weyna looga yaqaanay Magaalada Muqdisho.

Sheekh Axmed Cabdi Dhicisoow ayaa xalay ku geeriyooday Gurigiisa kadib markii mudo aan badneen uu qabay Xanuun dhanka Dhiigkaraka ah kaa oo ugu danbeyn sababtay in uu Xalay Sheekh Dhicisoow Magaalada ugu geeriyoodo.


Sheekha ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso Magalada Muqdisho waxaana la filaya in aaskiisa ka qeyb galena Culumaa’udiin iyo buolshada Qeybaheeda kala duwan iyo Masuuliyiin katirsan Dowlada .




Shabakada gubtanews
Muqdisho - Somalia
gubtanews@hotmail.com
www.gubtanews.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog