Iyadoo aanu wali buuxsamin Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa wali harsan Xildhibaano Gudiga farsamada ay soo celiyeen, iyo qaar muran xaga beelaha ka taagnaa, waxaana kulankii maanta lagu dhaariyay ilaa Sagaal Mudane.
Xildhibaanada la dhaariyay oo aan ku jirin hogaamiyeyaashii hore ee dagaalka ayay wararku sheegayana in Sagaal Xildhibaan oo u xayiraan is qab qabsi beelaha dhexooda ah ayaa lagu hor-dhaariyay Gudoonka Baarlamaanka.
Inkastoo wali ay xayiran yihiin ilaa 15-Xildhibaan oo Gudiga farsamada ay horay dib ugu celiyeen, kadib markii ay ku eedeeyeen, ayaa Xildhibaanadan waxaa ka dhex muuqdo xubno cusub iyo kuwo horay ugu tirsanaa Baarlamaanka.
Mudanayaasha la dhaariyay ayaa waxay ahaayeen ilaa 7-Mudane, inkastoo labo xildhibaan ay ka maqnaayeen goobta, maadaama la fasaxay.
Xildhibaanada la dhaariyay ayaa magacyadooda waxay kala ahaayeen:-
1-Cabdi Bare Xuseen
2-Saalax Axmed Xuseen
3-Maxamuud Axmed Nuur Tarsan
4-Cabdi Raxiin Cabdi Abiikar
5-Maxamed Amiin Xasan
6-Nadiifo Maxamed Cusmaan
7-Faadumo Nuur Maxamed
8-Bishaar Ugaas Ibraahim
9 -Sooyaan Cabdi Warsame
Dhinaca kale waxaa lagu wadaa in maalinimada Isniinta la dhaariyo Xildhibaanadii ay diideen Gudiga farsamada, balse Maxkamada sare ay ogolaatay, inkastoo gudi loo saaray arrintooda ay wali shirar ka leeyihiin, balse waxaa muuqata in Xildhibaanada laga reebi doono doorashada madaxtinimada Soomaaliya oo aanay wax cod ah ku yeelan doonin

Shabakada gubtanews
Muqdisho - Somalia
gubtanews@hotmail.com
www.gubtanews.com