Sheeko Cajiib ah oo Ka dhacday Wadamada Asia oo Dhex martay Wiil iyo Gabar Markeedi Hore Ahaan jirtay...

Wednesday, September 5, 20120 comments

Sheekada aan caawa I diin heyno waa sheeko ku saabsan wiil Asian ah oo labshaalay gabar ayadane Asian ah lakin markeedi hore ahaan jirtay nin marka sida aad sheekada u fahatid eeg sawirada hoos ku qoran :


 Sawirka 1 aad

Sawirka 2 aad

Sawirka 3 aad

Sawirka 4 aad

Wiilka iyo Gabadha  waxa ay isku barteen meel kafee ah waxa ay ku heshii yeen in ay caawa ay isku racaan xaafada gabadha si ay iskula bashalaan, markii ay habeenkii oo dhan la isla bashaalay oo lakala daalay ayaa habeenkii lakala dhacay, markii subixii laga soo kacay ayoo wiilka arkay sawir saran miiska waxa oo weydiiyay gabadha oo ku dhahay:

Wiilka, Sawirkaan Ma sawirka ninkadaa?

Gabadha, Maya macaanka maahan Ninkeyga, Soo ma qurxanoo sawirka Ma ii egayahay Aniga?

Wiilka, Haa Macaanto Ee Walaalkaa miyaa macaanto?

Gabadha, Waa aniga inta aan qaliinka isku sameen ka hor ayaan galay sawirkaan markeygi hore waxaan ahaan jiray wiil macaanka, lakin hada qaliin ayaan isku sameeyay waxa aana noqday gabar saan u qurux badan. Qaliinka waxa aan ku soo sameestay wadanka Korea. 

Wiilka oo afka kala taagay ayaa dhahay yaah waxa aan isku sameeyay qaliin, waxa aan haan jiray wiil. Wiilka waxa oo bilaabay qeylo iyo in oo dhaho caawa dhan ma nin baan la jiifay .

Shekadaan ayaa waxa ay wiilka ku abuurtay in oo naag dhan aaminin.

Shabakada gubtanews waxa ay maalin walbo oo Arbaco ah idiin balan qadeysaa in ay idiin soo deyso sheekooyin aad la yaabi doonto markii aad aqrisato. Marka hadi iyo jeer ku xirnow shabakada gubtanews meel walba aad caalamka ka jogtid.


Shabakada gubtanews
Muqdisho - Somalia
gubtanews@hotmail.com
www.gubtanews.com

Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog