Hogaanka Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowlada Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay Dhalinyaro Soomaali ah opo laga soo tarxiilay Dalka Mareykanka kadib markii loo diiday in la siiyo dhalashada Dalkaasi laguna eedeeyay in ay galeen dambiyo kala duwan.
C/laahi Gaafoow Maxamuud Taliyaha Hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in 10-Nin oo Soomaali ah laga soo tarxiilay Dalka Mareykanka kadib markii loo diiday in la siiyo dhalashada Dalkii ay kunoolaayeen ee Mareykanakna iminkana ay Muqdisho joogaan ayna waayeen sabab ay dib ugu celiyaan Dalkii laga soo tarxiilay..
Taliyaha ayaan soo bandhigay Qaar kamid ah Magacyada dhalinyaradan laga soo tarxiilay Mareykanak lagana soo dajiyay Garoonbka Aadan Cadde eew Magaalada Muqdisho kuwaa oo gaaraya ilaa 10-qof.
Aqrisdo Magacyada.
1:Sufyaan Axmed Maxamed.
2:Muxidiin Maxamed
3:C/kariin Yuusuf
4:Qaasin Bashiir
5:Cabdi Jaamac
6:Fahad Naaji
7:Axmed Yuusuf Jilic
Xigasho www.gubtanews.com
Xafiiska Newbanaadir
Muqdisho - Somalia
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com