Naasaha Waa Weyn Iyo Kuwa Yar Yar Waa Maxay Farqiga U Dhaxeeya ?

Thursday, November 22, 20120 comments


Naaska  Weyn ma saamayn balaaran ayuu ku leeyahay dhinaca ninka ? 

Taasi waxay u noqonaysaa nafsiyaadka Ragga iyadoo ninba uu wax ka helo raga qaar ayaa ka helo haweenka naasaha waa weyn leh iyadoo raga qaarkoodna aanba la tusi Karin haweeney leh naas weyn waxa ayna aad u jecelyihiin kuwa yaryar misana dhuudhuuba oo loo yaqaan Cambaha, 

 waxaa muhiim ah in meesha ay wax ku yaallaan ee eeysan ahayn dhul garoon ah, waxaa kutubta taariikhda ku qoran in Xajjaab bin Yuusuf wiilkiisa u rabay gabar qurux badan loo guuriyo wuxuu u diray nin khabiir ku ah dhanka hablaha ah ninkii ayaa soo laabtay wuxuuna ku yiri waan soo helay naagtii aad ii dirtay laakin naasaha ayay ka weyntahay

Xajjaab baa markaa yiri (Naag quruxdeeda ma dhamaystirna markii ay naaso weyn leedahay mooyee)

Sida Ragga ay u badan yihiin ayaa ah naaso waa weyn , waloow ay jiraan rag jecel dumarka naasaha yar yar laakiin kuma badna caalamka iyadoo taasina ay keento in haween badan oo asal ahaan naasaha u yar yaraa ay bilaabaan inay duraan naasahooda si ay usoo jiitaan indho markii horayba kasii jeeday












Canab Xasan 
Xafiiska Newbanaadir
New York - America 
canabxasan09@hotmail.com 
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog