wasiir kuxigeenka amaanka maamulka Puntiland ayaa saxaafada u soo bandhigay laba wiil oo magacyadooda lagu kala sheegay Maxamud Nuux Aadan oo ku howlgali jiray Abu Xafsa ninkaas oo ahaa madaxa khaarijinta iyo qaraxyada halista ah iyo C/risaaq Xuseen Tahliil Ilkacase oo isna dhaqaalaha ugu xilsaarnaa Al-shabaabka aagaas.
Labadaan wiil ayaa lagu waramay in lagu soo qabtay howlgal ciidamada amaanka Puntiland ay ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo, kadib markii ay bateen weerarada Shabaabka looga shakisanyahay.
Xafiiska Newbanaadir
Muqdisho - Somalia
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com