Daawo yaabka dhacay adaa qosli doonee

Wednesday, November 21, 20120 comments



Daawo video hoos yaalo adaa qosli doono, waa shil dhacay markii mooto Gp mootooyinka loo ayaa waxaa ka dhacay shil qosol badan kadib markii mootooyinka mooto ka mid ah dhulka ku dhacday kabacdi maxaa sii dhacay, kaaga sheekeen maayo ee adiga iskaa  daado waa video qosolka kaa dhameen doono.

shilalka Moto GP ayaa mar walba ka dhacaa shil, inkastoo shilkaan yahay mid aad u qosol badan qofkii daawadanaa oo qosol la dhacaayo.

Halkaan ka Daawo videoga:













Xafiiska Newbanaadir
Muqdisho - Somalia
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog