Fanaanada
caanka ah ee Shakira ayaa bogga Facebook iyo Twitter ku faafisay
sawirka iyada iyo gacaliyeheeda Gerard Pique, waxaana la arkayay
fanaanada oo calooshu u banaantahay, iyadoo sida muuqata dadka
tusineysay uurkeeda.
Shakira ayaa sawirka
kusoo qortay waan awoodaa inaan sagaal bilood oo kale sidaan ahaado,
fananaanadaan ayaa horay u sheegtay uurkeeda iyadoo tilmaantay inay u
bixi doonto magaca "Olisato".
Fanaanadaan asal ahaanka
kasoo jeeda Lebnan ayaa sheegtay in muhiimada ugu weyn iyadad iyo
duqeeda Gerard Peque ay tahay canugaan jidka kusoo jira.
Xasan Maxamed
Xafiiska Newbanaadir
Oslo - Norway
xasanyare09@live.com
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
