Nin farshaxamiiste ah oo u dhashay Dalka Faransiiska ayaa ku guuleestay in uu sameeyo Muuqaalo cajiib ah oo geedo waa weyn ka sameesan una eg Muuqaalo bini’aadam iyo Noolayaan kale.
Ninkan ayaan sheegay in waqti badan ku qaadatay in uu gacan ku sameeyo nashaqadahan uu u ekeesiiyay Bini’aadaamka iyo noolo kale isagoona xusay in markii uu dib dambe ka arkay uu naftiisa aad ula yaabay sida uu u sameeyay.
Sidoo kale Sawiradaan ayaa ah Sawiro Aad iyo Aad u Cajiib ah Waxaana isleedahay Sawiradaan Ama Muuqaalka Sawirada ayaa ah Bini Aadan Bal Daawo Sawirada Cajiib ah ee laga Sameeyay Muuqaalka Magaalada Adaa yaabi Doonee
Xafiiska Newbanaadir
Muqdisho - Somalia
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com