Gabar Soomaaliyeed oo Xiriir Jaceyl La Wadaagaysa Wiil U dhashay Dalka Suudaan+VEDIO

Friday, November 9, 20120 comments

Colaadii Ragaadsartay Dalka Soomaaliya Waxaynu Ka Dhaxalnay Dhibaatooyin Isugu Jira Dhimasho Dhaawac Iyo Daryeel La’aan Haysata Bulshada Soomaaliyeed Qaasatan Gabdhaha Soo Hana Qaaday 22 sano ee Dalka Dhibaatadu ay Ka Jirto

Dalka Suudaan oo Ay Ku Sugan Yihiin Shacab Far badan oo Soomaaliyeed Ayaa Waxaa aad Looga Dayrinayaa Nolosha Qaybo Ka Mid ah Bulshada oo aad U liidata Waxayna Arinkaan Keentay In Qaar Ka Mid ah Gabdhaheena Isku Dhiibaan Raga Suudaaneeska ah
-->

Raga Soomaaliyeed Intii ay Ku Dagaalamayeen Qabiilo Sidoo kale Soomaalidu Is Yaseysay Waxaa Laga dhaxlay In Gabdhii Walaalkaaga Soomaaliyeed aad U Diidi Jirtay In Maanta Suudaan Iyo Wadamo Kale Ay La Haysato Ku Noqonayso

Muuqaal Dhawaan Soo gaaray newbanaadir.com ayaa Waxa uu Ciil Aan dhamaan Ku Beeray Shacabka Soomaaliyeed Kuwaada Wadani nimadu Ku Dambeyso













-->


Xafiiska Newbanaadir 
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog