Microsoft oo gabi ahaan Joojineysa Isticmaalka Adeega Wada sheekeesiga ee Windows Live Masanger

Thursday, November 8, 20120 comments

Skype ayaa waxaa uu xiliyadaan danbe la so baxay macamiil fara badan iyada oo shirkaduna ay ka heshay dhaqaalo aad u xoogan waxyaabaha uu uga horeeyo masengerka ayaa waxaa ka mida in uu suura galinayao in si fudud loogu qaban karo Video Conference.

-->
Dooni Baytiis masuulka ugaarka ah qeybta Skype eee shirkada Microsoft ayaa warbaxin rasmi ah uu baahiyay soo baxday arbacadii shalay ku sheegay in adeega wada sheekaysiga Masenger iyo Skype la midaynayo ayna qaadanyaan magaca Skype.



Waxaa uu intaasi ku daray in guud ahaan adeega masanger uu ka suuli doono dunia rubuca hore ee sanadkaan marka laga reebo qeybo ka mida dalka shiinaha uu ka sii shaqeyn doono isticmaalkiisa.


Masuulka ka tirsan Shirkada Microsoft in dadka adeegsada masengar xiligaan aqoonsiyadooda loo rari doono Skype waxaan ay ka heli doonaan isdhaafsiga warbaxino dagdag ah iyo wada sheekaysi muuqaal ah.

Microsoft ayaa Sanadii aynu soo dhaafnay ku bixisay skype 8.5 Milyaar doolar ka maraykanka ah si ay u iibsato skype oo la soo saaray sanadii 2003. 












--> 

Xafiiska Newbanaadir 
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog