dhaqanka wanaagsan ee islaamaka waxad ugu muujin kartaa adiga oo raaca talaabooyinkan so socda.
1:adiga oo ku dayda daariiqa toosan oo inoo baneeyay nabigeena suubana (N.N.K.H) anaga oo ku dayanayna sunadiisa iyo habdhaqankii uu aduunka kulaha
waxaa jiro gabdho soomaliyeed oo u maleenayo in leys qaawiyo wax wanaag ah ma wax dambi ah walaal sidaas ma ahan aduun iyo aakhiro kala badan
2:anagoo raacna wadada saxaabiyadkeena wanagsana(R.C) run ahaantii dadbaa maanta marka dhaqankooda lafiiriyo taagan meel cidla ah waayo waxay ku daydaan dad aan ku diin ahayn kugu dhaqan ahayn kugu jinsi ahayn inan ku dayano een nabigeena suban (n.n.k.h) wuxu yiri :
qof walba qoomka uu shabaho ayu ka mid yahay marka walalahayga musliminta ah waxan nafteyda iyo nafihinaba ku waa ninaya inan raacno dariqa dhabta ah ee uu inoo jideeyay rasuulkeena suuban calayhi salatu wasalam waayo wadadas ayaa aqiro iyo aduunba lagu liibanaya inshalh.
Xasan Maxamed
Xafiiska Newbanaadir
Oslo - Norway
xasanyare09@live.com
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com