Maxaad kataqaan ragga aduunyada ugu qanisan (aqriso lacagta ay heestaan inta ay la egtahay oo Daawo sawirada qaar kamid ah dadka ugu hantida badan dunida)

Wednesday, November 14, 20120 comments

Waxaan soo qaadanay qaar kamid ah hantiilayaasha dunida ugu lacagta badan iyo sawiradooda waxaana sawiradoodu u kala sareyn doonaan sida ay u kala lacagta badanyihiin

Ninka ugu lacagta badan dunida waxa uu yahay Carlos Slim Helu oo kasoo jeeda dalka Mexico waxa uu leyahay shirkad isgaarsiineed waxaana lacagtiisa lagu sheegay $69 bilyan iyo72 milyan

Qofka labaad waxaa noqday Bill Gates, oo kasoo jeeda dalka mareykanka kaas oo hantidiisa lagu sheegay $61 Bilyan 57milyan ninkaani waxa uu leeyahay shirkadda Microsoft

--> Kaalinta sedaxaad waxaa kujira Warren Buffet oo isna kasoo jeeda mareykanka kaas oo hantidiisa lagu shegay $44 Bilyan iyo 82milyan. Ninkani waa milkiilaha Berkshire Hathaway.

Bernard Arnault ayaa kaalinta afaraad cariirsaday waxaana lacagta uu leeyahay lagu sheegay $41 Bilyan 63 milyan. Ninkani waxa uu kasoo jeedaa faransiiska waxa uuna leeyahay shirkadda LVMH.
















--> 

Xafiiska Newbanaadir 
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog