Oday sodon sano oo xarig ah maxkamadi ay kuxukuntay kadib markii ay ku cadaatay in gabadhiisa caruur uu kadhalay.

Monday, November 12, 20120 comments

Ndaro Katana oo ah nin keenyaati ah ayaa waxaa maxkamadi ay kuheshy denbi ah in uu gabadhiisa kufsan jiray kadibna uu kadhalay laba caruur, iyada maxkamadu kuriday xukun dhan 30 sano oo uu xirnaanayo.


Odaygaan ayaa waxa uu kuwaramay in uu gabadhiisa quruxdeeda kahelay oo uuba kajeclaa laba xaas oo uu qabo sidaa darteedna ay kuqasabtay in uu markuu ujeedo iyada oo aan cidna lajoogin uu kufsado.Gabadha aabeheed uu caruurta kadhalay ayaa lasheegay in ay tahay 16-jir.



--> Waxaa lasheegay in odaygaan gabadhiisa kufsan jiray uu leeyahay laba xaas oo u dhalaay caruur kabadan labaatan, waxaana si aad ah loola yaabanyahay waxa uu u noqonayo caruurta isaga iyo gabadhiisa ay wada dhaleen.


Odaygaan waxa uu sheegay kucalaacalay in uu aad uga walaacsanyahay qaabka caruurtiisa ay kunoolaan doonaan maadaama isagu uu u xamaali jiray.












--> 


Xafiiska Newbanaadir 
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog