Soomali Laga Soo Musaafiriyay Dalka Mareykanka Oo Laga Soo Dejiyay Muqdisho

Tuesday, November 20, 20120 comments



Muwaadiniin Soomaaliyeed oo gaaraya ilaa 10 ruux ayaa laga soo Musaafiriyay Dalka Merykanka,iayadoo laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho sida uu warbaahinta u xaqiijiayay taliyaha hoggaanka waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya jeneraal Cabdullaahi Gaafow Maxamud .

Taliyaha ayaa intaasi ku daray in dhallinyarada Soomaalida ah ee laga soo dejiyay Muqdisho ay dowladda Maraykanku ku soo eedaysay dambiyo kala duwan, isla markaana ay maxkamadaha dalkaas xukumeen in aan sharci la siinin wax sharci ah ,islamarkaan loo masaafuriyo dalkooda.

Ugu dambeytii Mr.Gaafoow ayaa sheegay dowladda Mareykanku ay u soo dirtay warqad qoraala h ay ku caddaynayso dambiyada ay galeen dhalin yaradaasi iyo weliba sababta rasmiga ah ee ka dambeesay In al soo in la soo Musaafiriyo.












Xafiiska Newbanaadir  
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog