Lamaanaha Adduunka ku dhaqan oo Khilaafka dhexmara Xalkooda la ogaaday (Warbixin+Sawiro)

Tuesday, November 20, 20120 comments



Waxaa run ah in dunida qof walbo oo nool saaxiib leeyahay bini’aadamka iyo xayawaanaadkaba haba lagu kala duwanaadee qaabka la isku afgartee hadal iyo ficil intuba.

Dalalka Africa ku yaalla waxay ka wanaagsan yihiin kuwa ku yaalla Qaarada Asia,kuwa Afrikankankana waxaa aad uga fiican sida la sheegay kuwa Latin America iyo kuwa Yurub ku dhaqan marka la eego saaxiibtinimada labada qofood.

Dalka Mareykanka waa mid ah lamaanayaasha kuwa is guursaday iyo kuwa saaxiibtinimada ku jira intuba waxay yihiin xitaa hadii la kala xanaaqo kuwo si fudud isku cafiya.

Dalalka Yurub ayaa iyana la sheegay in lamaanayaasha ku dhaqan Saaxiibtinimada aad uqadariyaan noloshoodana farxad iyo reyn reyn ku wadaaga.












Xafiiska Newbanaadir 
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog