Aqriso Magacyada Wasiirodowlayaasha iyo Wasiiro ku xigeenda Dowladda Soomaaliya oo lagu dhawaaqay

Saturday, December 15, 20120 comments



Magacyada Wasiirodowlayaasha iyo Wasiiro ku xigeenda Dowladda Soomaaliya oo lagu dhawaaqay (Aqriso Magacyadooda)


1-Farax sheekh C/qadir W/dowladaha madaxtooyada
2-Dr Maxamed Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada

Magacyada 20ka Wasiir kuxigeen

1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada
2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada
3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada

6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada
7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta
8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta
9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada
10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada
11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud

12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika
13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka
14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka
15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.
16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga
17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga
18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga
19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog