Daawo Bashiir Hanuuniye Oo Dagaal Faneedkii Kala Dhaxeeyay Farxiya Fiska Cirka Kusii Tolay (Daawo Muuqalka heesta Habeen Tagay Sooma Laabto)

Friday, December 28, 20120 comments

Bashiir Hanuuniye ayaa sii kululeeyay dagaal fanaadka kala dhaxeeyo gabadha ay waa gogol wadaageen waa xidigta fanka xiisaha u yeeshaye Farxiya Fiska isagoo usoo qaaday hee suu ugu magac daray (Habeen Tagay Sooma Laabto) isagoona u muuqday inuu aad u jecelyahay marna karti uu iska baarayay heesta usoo qaaday farxya fiska ayaa waxaa laga dheehan karaa erayo calaacal ah marna adkeysinimo ah.

(( Doraad adigoo har joogay nimcadu ku hareero taalo adoon hubinoo ka fiirsan markaad howkan iiga booday wixii ii hana qaaday inuu ku hodoo habaawday tan iyo haadaan ka duuushay hadaad goor danbe ogaatay markale anoon kuu hilaacay hirdaanyadi oo wareertay xasuuso oo ka hiilan meyso habeen tagay sooma laabto )) 

Labadan fanaan ayaa dagaalkoodu bilowday sanadkan dhexdiisa iyagoo u muuqdo inuu dagaalkooda sii galayo sanadka cusub laakiin waxaan sugnaaba waa jawaab farxiyo fiska oo iyane aan uga fadhino difaaceeda hubeysan shabakaa caanka ah newbanaadir.com kala soco dagaalka halka uu ku biya shubto 













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog