Fanaanada
codka macaan ee Yurub Geenyo ayaa soo qaaday muuqaalka heesta 'Jaw Jaw'
oo ah hees aad u macaan oo muuq iyo cod intaba kala daran.
Heesta ayaa ah daadis,
waxaana fanaanad Yurub u sheegtay xariifkii horay wacadka uga baxay in
jawaabtiisu tahay Jaw Jaw oo wax kale aanay meesha u ool.
Waxaa kamida eryada
heesta{ waxaa jira beryaha qaar sida jowhar iyo luul jaahaadu inanyahow
meel iiga yeeri jiray, sownigii
jiniinkiyo cuni jirin tufaaxiga, dhinaceygu jiifkiyo sawtuu hurdaba
jaray, ma markaan jiheystee kaa jeesta adigaa soo jeesaneysaa, markaan
jaanta kaa rogay hadaad jamatay caashaqa kuu joojin maayee Jaw Jaw.
Halkaan ka daawo muuqaalka Jaw Jaw iyo Yurub Geenyo
Halkaan ka daawo muuqaalka Jaw Jaw iyo Yurub Geenyo
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com