Daawo Sawirada Ninka Ugu Timaha Dheer Aduunka (Talow Dhirirka Timihiisa waa Imisa)

Saturday, December 29, 20120 comments



Ninka lagu magacaabo Kazahiro Watanabe oo ah nin u dhashay wadanka jabaan ayaa loo aqoonsaday inuu yahay ninka ugu timaha dheer caalamka sida lagu qoray buuga dhacdooyinka lagu daabaco ee loo yaqaan (Guinness Book of Records ).


Ninkan ayaa loo arkay inuu yahay ninka ugu timaha dheer marka loo eego dharar ahaan isaga oo timihiisa dhulka u jiraan sadex dhudhun.






 












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog