Daawo Filim Laga Sameeyey Soomaalida & Facebook-ga (HD VIDEO)

Sunday, December 9, 20120 comments


Filim Xiiso badan oo dhawaan Laga sameeyey Shabakada Facebook-ga ayaa lagu soo dhaaciyey Barta Internetka iyadoo si gaar ah Loogu abaarayay Faa’iidada & Khasaaraha uu leeyahay Isticmaalkiisa.

Hamza Cade oo ah Arday Soomaaliyeed waxna ka Barta Mid kamid ah Jaamcadaha ku yaala Dalka Malaysia ayaa isku xilqaamay inuu Bulshada Soomaaliyeed u ifiyo Shumaca iftiinka kaasoo uu Filimkani ku tusayo Dhibaatooyinka Facebook-ga.

Ardaygaan oo si Jiliin ah Umatalaya Fikradaha laga kala aaminsanyahay Facebook-ga ayaad ku arkeysaa dhacdooyin dhab ah ood runtii isleedahay waa wax adiga kuu gaar ah balse aad ogaanayso in lagula qabo.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog