Showgii Murugada Iyo Qasaaraha Ku dhamaaday ee taariikhda Mugdiga ah Ka galay Boga Fanka Soomaaliyeed Waa Showgii Lagu weeraray Nimco Dareen.
Dad Tiro yar oo Fikir Xun Ka aamin san Ayaa Soo Weeraray Nimco Dareen.
Damacoodu waxa uu ahaa In ay Dilaan Balse Waxaa Ka Hortagay Taageerayaasheeda oo Hub ahaan u Adeegsaday Kuraastii ay Ku fadhiyeen.
Fanaanada nimco dareen oo masraxa saran oo lakulantay dagaal iyo dil.
Fanaanada ayaa waxa laga soo duubay flim ayada oo dilaayo.
Halkaan Ka daawo videoga laga soo duubay
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
