Daawo Muuqaal Wiil Soomaali Ah Oo Dumar Iska Dhigay Hadane Dhaqanka Soomaalida Wax Kasheegaya (Video)

Monday, December 24, 20120 comments

Mid ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareeykanka ayaa waxa uu soo saaraa Muuqaalo dhaqan ahaan uu Soomaalida wax kaga sheegayo kaas oo soo ban dhigo inta badan hab dhaqanka lagu yaqaan Soomaalida.

Wiilkaan oo Luuqada Af Soomaaliga si wanaagsan aanan u aqoon wuxuu Muuqaal ahaan iska soo dhigay Dumar wuxuuna si toos ah u abaaray Qaabka ay Soomaalida u cadaysato, Qaadka ay cunaan iyo waliba Soomaalida oo uu ku sheegay Dad Mooska ama Muuska aad u jecel .

Ma xuma umad dhan dhaqankeeda in wax laga sheego balse su´aasha la is weeydiinayo waxa ay tahay Qof Af Soomaaligii aanan si wanaagsan u aqoon oo hadane Dhaqankii Soomaalida lagu yaqaanay wax ka sheegaya.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog