Nin oday a ayaa Dameerkii uu waday lugta ka jabay asigoo
xamuul culus Wada kadib waxa uu sameeyay dameerkii oo dhan ayoo gaarigii dulsaaray dabadeedna wuu
jiiday .
Dameerkii asigoo dul saaran gaarigii waxa uu ku geyay
gurigiisa oo ku yaalay howlwadaag kasi oo sawiro laga qaday naxariista uu
sameeyay dartiisa.
soomaalida horay waxa ay u taqaanay dameer haduu jabo
laamigaa looga tagaa laakiin ninkaani ma sameenin sidaasi uu naxariis ayuu
sameeyay .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com