Daawo Muuqaalka Fartuun Cumar Iyo Iskalaaji Oo Muuqaal Qurxoon Kasoo Saaray Heesta Hab Isii (Daawo Muuqaalka)

Friday, December 28, 20120 comments

Labada fanaan ee kala ah Fartuun iyo Cabdi Casiis Iskalaaji ,yaa soo saaray muuqaalka hees cusub oo aad u macaan laguna magacabo "Hab Isii", wexeyna labdaan fanaan si wanaagsan u jileen macnaha heesta,waxaana u farsamayay una duubay Studio Liibaan Yare.

Fartuun Omar oo kamida fanaaniinta codkooda aadka loo jecelyahay lagu tilmaamo in ayba ka duwantahay fanaaniinta dumarka ah ayaa markaan waxa ay Hees La Soo Saartay fanaanka Cabdi Casiis Iskalaaji oo lagu aqoonin heeshaa muuqaalka ah ee fanaaniinta reer north America caanka ku yihiin.

Heestaan Hab Isii waxaa ka dareemaysaa marka aad dawato qaab ku cusub fanka Soomaalida,waxaana arkaysaa Fartuun Cumar iyo Iskalaaji oo ciyaaraya Taango walibana aad isku luxaya.
 
Fartuun Cumar iyo Iskalaaji ayaa heestaan si fiican ugu raxaystay waxayna u qadayn qaab talantaali ah oo dagan aadna u macaan.


Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Heesta Shidan.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog