waxaa wax lala yaabo ku noqotay dadyow badan oo aduunyada ku nool in ay isla noolaan karaan bini aadam iyo mas oo kamid ah xayawaanka aduunka ugu xun oo suntiisu ay tahay mid dhibaata badan u geysan karta noolaha kale.
Sida ka muuqata sawirka, qaar kamid ah caruurta waxaa ku laalaaban maska qaar iyaga ayaa gacmaha kuhaya iyada oo tan ugu cajiibsan ay tahay in sawirka laga dheehan karo wiil afkiisa kuhaya mas oo cidii aragtaahi ay kanexeyso.
Dadkii ka shaqeeyay in masasku ay lanoolaan karaan aadanaha ayaa waxa ay sheegen in caruurtan iyo masaskaani ay si caadi ah isula noolyihiin oo aysan kadhex jirn wax dhibaata ah hasa yeeshee dadka arkaasi ay ka argagaxayaan.
Sikastaba arintaan waxa ay daaha ka rogeysaa in aduunyada aysan kajirin wax layiraahdo
"Macquul maaha" oo wax ka staahi lasameyn karo kadib taba bar xilli dheer qaata iyo dadaal aan laga caajisin si loo gaaro hadafka.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com