Kwani litfest oo ah urur aay ku bahooben qoraayasha ayaa waxaa aay Xaafada islii ee magaalada Nairobi ku qabteen Barnaamij aay sanadkiiba mar aay qabtaan kaasi oo aay ka soo qeeb galaan dad aad u fara badan.
Barnaamiskaasi ayaa intii uu socanayay waxaa heeso iyo wacyi gelin laga wacyi galinaya halista argagaxisada leedahay ku soo bandhigay dhalinta waayaha cusub oo beryahaanba halkaasi ka waday barnaamisyo aay ku wacyi galinayaan dhalinyarada Soomaaliyeed.
Barnaamiskaasi ayaa socday mudo shan maalin ah oo lagu soo bandhigay wax qabadka kwani litfest iyo wax yaabahi sanadkan ugu tala galeen bulshada.
shanta maalin ee uu socday barnaamiskaasi ayaa waxaa ka soo qeeb galiay warsan shire oo ah gabar Soomaaliyeed ,oo ku tirisa gabayada luuqada ingariiska.
sido kale waxaa ka soo qeeb galaya maalmaha uu socanayo barnaamiska Abwaanka weyn ee hadwaari oo lagu wado in maalinta jimcada ah dadka su,aalo ku waydiin doonan halka uu ka dhacayo barnaamiskaasi oo ah hoolka Carmal wadadda kow iyo tobanaad ee xaafada islii .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com








