Beauty-salon ama meesha timaa lagu qurxiyo oo dadbadani jecleysteen ayaa laga furay dalka shiinaha kaasi oo ka shaqeenaya Eey aad u tababaran .
Hadaba Eeyga ayaa si aad u qanacdi waxaa uu kuugu sameenayaa timahaada sida aad adiga jeceshahay ama aad adiga dalbatid, taas oo soo jiidatay dad badan oo ku dhaqan dalka shiinaha.
Maalintii beauty-salonkaasi waxaa isticmaala dad aad u farabadan oo intooda doonaya in ay sawira ka qaataan markii oo Eeyga madaxa u daqayo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com