Fanaanadda Nimco Cabdi Nimco Dareen Ayaa Mudo Kadib Ka Faalootay Dhibaatadii ay Kala Kulantay Showgii Ay Ku qabatay Xaafada Islii Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.
Fanaanadda ayaa Ku Tilmaatay In ay Weerarkaasi ay Soo qaadeen Dad Maan gaaban Walibana Ay Doonaya In ay Cirib tiraan shaqsiyaadka magaca Ku leh Bulshada.
Riix Halkaan Daawo Wareeysiga Nimco Dareen
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com