DAAWO:Gabar Yar Oo 8 Sano Jir ah Oo Ka Yaabisay Caalamka

Thursday, December 6, 20120 comments



Gabar yar oo 8 Sano jir ah ayaa ka yaabisay qoyskeeda,kadib markii la arkay ,iyadoo dusha ka sheegeyso caasimadaha Aduunka.


Muuqaalkaan oo aan hubo in uu kaa yaabin doono ,ayaa hadane waxaa si gaar ah kuu soo jiidan doono caasimadaha ay gabadhaasi sheegeyo in ay ka mid tahay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Riix Halkaan Si Aad u Daawato














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog