Dumarka Soomaalida oo Waayahaan Danbe Si Aad Ah U Guursanaya Raga Cadaanka Ah (Sir Culus

Monday, December 3, 20120 comments


Dadka soomaaliyeed marka ay ka soo tageen dalkooda oo ay soo dhexgaleen bulsho kale waxaa soo baxay dhaqamo kala duwan, taasi waxaa ka mid ah inay gabdhaha Soomaaliyeed ay guursadaan niman caddaan ah, marka gabdhahaas badankooda waxay sheegtaan inay ka waayeen wiilasha Soomaaliyeed qof iyaga u qalmo, sanadahaan dambe xaaladan aad ayay u soo badatay nimanka caddaanka aad bay u rabaan inay guursadaan gabdhaha Soomaaliyeed, marka sababaha keena inay gabar soomaaliyeed nin caddaan ay guursato waxaa la dhihi karaa niyadjab kaga timid dhanka wiilasha Soomaaliyeed iyo dhanka burburka qaranka, waxay isleedahay dal iyo dadba waad weysayee ee nin yuusan ku seegin, sida la ogyahay guurku wuxuu ku fiicanyahay dadka isku dhaqan oo isfahmi kara, maxaayeelay meesha waxaa imanaya carruur waxaa soo dhexgalaya qaraabada ninka ioyo kuwa naagtaba, marka dad aadan la dhaqan ahayn inta badan waxaad ku jiraysaa waxaan iska jir kan iska ilaali noloshaada si fiican uma hagaagayso, marka akhristayaasha waxaan ka dalbanaynaa inay ra’yigooda ka dhiibtaan.











Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog