| Hibaaq |
Fanaanada caanka ku ah heesaha wadanigaa ee Hibaaq Maxamed Cabdulaahi, ayaa hees usoo qaaday waziirada xuumada cusub ee Soomaalia, waxaana fanaanada laga dareemayay farxad farxad gaar ah.
Hibaaq ayaa soo huwatay calanka Soomaalia kadibna heesta ku bilowday [ ciil bixii an qabay iyo calool xumo i deysee, nabad soo carfeysiyo dawladeyna curataa yaan ku caafimaadee.
Abwaanad Hibaaq eyada ayaa sameysay miraha heesta laxankana isla erayada ayaa saartay, iyadoo kadibna ku luqeysay, halka Muciga uu u tumay Qasim Maxamed Karama.
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com