Sir u gaar ah Odayaasha.... Odayaasha oo loo helay xal ay kaga maarmaan Dumarka marka ay gaaraan 50-sano

Tuesday, December 4, 20120 comments


Qoraal aan ka helay bogg lagu qoro arimaha bulshada ayaa ahaa mid aad iisoo jiitay kaa oo cinwaan looga dhigay Odayaasha oo loo helay xal ay kaga maarmaan Dumarka marka ay gaaraan 50-sano oo aan aheyn mida Hand-job.
Warbixinta ayaa aheyd mid aad u dheer balse waxaan isku dayay inaan soo gaabiyo maadaama inta badan Soomaalida aysan wax aqrin kaliya ay daawadaan balse daawada loo helay ragga da’dooda ay ka weyntahay 50-sano ayaa aheyd mid aniga xitaa markii aan arkay aana aamini waayay balse markaan dib u eegay aan ogaaday in ay tahay mid macquul inkastoo xiligaan uusan cimrigeega gaarin da’ada 50-sano, daawadaasi ayaa ah mid wax aanan ka sameysneen kiimiko balse ay tahay wax dabiici ah oo laga helo meel walba oo aduunka aan ku noolnahay waana geedka Soomaalida ay u taqaan Geed Talaalka waa mid looga marmaaro marka da’daada ay gaarto 50-sano haween oo dhan ma ahan wax iska mala awaal ah balse rag badan oo tijaabiyay ayaa sheegay in arintaasi ay tahay mid sax ah oo ay iyaga qudhooda ay tijaabiyeen.
Geed Talaalka ayaa ah Geed inta badan aad uga baxo Qaarada Africa & Asia ayadoona haatan dunida kale loo daabulo ka dib markii la ogaaday in laga sameeyo daawooyin ay ka mid yihiin Paracetamol-ka oo inta badan loo cuno xanuunada ku dhaca madaxa oo ah midka ugu magaca weyn oo haatan aduunka laga wada isticmlaalo.
Company-ga soo saaro  Paracetamol-ka ayaa haatan qorsheynaya in uu soo saaro daawo u gaar ah ragga da’dooda ay ka weyntahay 50-sano ka dib markii la ogaaday in Geedkaasi uu yahay mid laga helo karo waxyaabo badan oo u wanaagsan jirka sida ayadoo loo isticmaalo cream-ka loo isticmaalo jirka in uu ka ilaaliyo da’da waana tijaabo haatan lagu ogaaday dalka India oo xaruun weyn ku leh company-ga ugu weyn ee soo saaro Paracetamol.












Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
ww.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog