Dagaal faneedkii u dhexeeyay Fanaanad Farxiya Fiska iyo Odeygeedii hore Fanaan Bashiir Hanuuniye ayaa hadda waxaa ku soo biiray Fanaan Bashiir Hanuuniye Hooyadiis oo lagu magacaabo Surayo iyadoo sameysay Hees loogu magacdaray (Curad).
Waxayna wiilkeeda kula dardaarmeysaa inuu guursado Haweeney fiican oo cibaado iyo Alle ka cabsi ku dadaasha,iyadoo uga digtay inuu jaceyl u qaado noocyada aan wanaagsaneyn,taasoo loo fasirtay in Farxiya-Fiska nooceeda oo kale inuu iska ilaaliyao inuu guursado.
Maadaama Fanaan Bashiir Hooyadiis kula dardaarmeyso inay guursato gabar wanaagsan iskana ilaaliyo noocyada aan wanaagsaneyn ee Diinta iyo Alle ka cabsiga aan ku fiicneyn,waxaana Heestan loo dhiibay oo lagu miineeyay kuna luuqeyneysa Fanaanad Maandeeq Nuur
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
