Gabar si xaasinimo ah ugu daaran rabtay wiil cudurka HIV AIDS ka

Monday, December 3, 20120 comments


Qisadaan oo ay ku dhacday wiil u dhashtay dalka Sacuudi Arabiya, Qisada ayaa ah sida tan : Wiil Arab Saudi ah ayaa asxaabtiisa waxay aadeen dalxiis mid kamid ah wadamada Yurub, markii ay ka soo laabteen fasaxii ayee la kulmeen isaga waxay dhaheen waa soo raaxeesanay waa macsiyeesanay, tumashada cid yac kaa dhaheeso malahan, naago qurxoon ayaad heleesaa sanadkaan in aad na raacdo ayaa jirto nala soo tumo. 

Wiilkii motor ayee saareen waana wiil iimaan leh wali Allah kacabsiga ku danbeeyo, niyada wuxuu gashtay adigane asxaabtaada la soo tumo sanadkaan haka harin, aabihiis ayuu lacag ka qaatay way is wada raaceen waxaa la aaday wadanka UK oo ay aad u jecelyihiin dalxiiskiisa dadka Sacuudiyaanka ah, durbo waxay aadeen club, wiilkii wuxuu helay gabar aad u qurxoon, way is raaceen markii ay hotel ka isla tageen ay qol qabsadeen ayuu wiilkii wuxuu soo xasuustay Allah SWT, gabadhii ayuu ku yiri maya macsi ma sameen karo, gabadhii ayaa dhahday ilaaba ilaa in aad iga macsiyeesato ayaa jirto, wiilkii wuu diiday.

Gabadhii ayaa dhahday maxaa igu diidee nin rag soo matihid? wiilkii ayaa ku marmarsiyooday waxaan qabaa cudurka HIV AIDS in aan kuugu daarto marabo, gabadhii iyadoo qosleeso ayee tiri war aniga 3 sano ayaan qabaa HIV AIDS waxa aan maanta dhan kuu tuugayay kuuna baryaayay waxay aheed in aan kugu rido cudurkaas, igama aysan aheyn raaxo doon habeen walbo ayaan helaa raaxo , baashaal anigoo dadka qaadsiiyo cudurkan la i qaadsiiyay, subxanaAllah












Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog