Hadii Ay Naagi Sideed Iyo Labaatan Sifo Oo Dumar Lagu Raaco Leedahay Isla Markaana Gabar Tahay Guurkeeda Lama Dhaafi Karo (Qormo Xiisa Badan)

Sunday, December 9, 20120 comments


Soomaalidu waxay tiraahdaa: (hadday naagi siddeed iyo labaatan sifo oo dumar lagu raaco leedahay,isla markaana gabar tahay, guurkeeda lama dhaafi karo). Sifooyinka ay tilmaamaanna Soomaalida xigmada badan halkaan ka aqriso :-


Afar ay u dheer tahay: labada gacmood, timaha iyo qoorta. Afar ay dhumuc u leedahay: labada kub iyo labada cududdood. Afar ay u caddahay: labada indhood iyo ilkaha labadooda lakab.Afar ay u madowdahay: 


labada indhood wiilkooda iyo labada sunniyood.Afar ay deeb u leedahay: 

labada dibnood (bushimood) iyo labada mudane (Naasaha caaraddooda).Laba ay u shuban tahay: 


labada dhaban.Hal ay u buuxdo: shafka oo ah meesha dumarku quruxda ka sitaan, ishuna ku nasato. 


Hal ay u qoran tahay: waa sanka.Lix iyo labaatankaas sifo waxaa soo raaco labada maqalkoodu ay dheguhu ku raaxaystaan, waana qosolkeeda iyo codkeeda macaan Labay u dhuuban tahay: qoorta iyo dhexda.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog