Daawo:-Qaraxii Naxdinta Badnaa ee Xalay Ka Dhacay Misaajidka Al-Hidaaya ee Xafad Islii

Saturday, December 8, 20120 comments


Inta la ogyahay afar ruux ayaa geeriyootay ku dhawaad 10 kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray qarax xoogan oo ka dhacay xaafada Isii ee magaalada Nairobi.

Dadka dhaawaca uu soo gaaray ayaa waxaa kamid ah xildhibaanka deegaanka laga soo doorto deeganka Kaamakunji Yuusuf Xasan Cabdi.

Howlgallo balaaran ayaa ka soconaya qeybo kamid ah xaafada Islii gaar ahaan halkii qaraxan uu ka dhacay ee masaajidka Al-Hidaya.

Qof soo maray jidka Jaamka e qaraxa uu ka dhacay waxaa uu sheegay inuu arkay gaadiid badan oo la jab jabiyay oo ay dad Kenyan ah lahaayeen.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog