Halkeey ku Dambeeysaa Orodyahanadii Soomaaliyeed ee Zamzam ( VIDEO CUSUB )

Friday, December 7, 20120 comments


Zamzam Maxamed Farah oo Orodka Olypic-kada U Mataashay Dalka Soomaaliya ayaa ka gadaal waqtigii uu soo idlaaday Cayaarahu waxay Zamzam Noqotay mid siyaabo kala gadisan wax looga sheego.

Taleefashinka Caalamiga ah ee Somali Channel oo inta badan Baadi gooba Sumcada & Nabada Soomaaliyeed ayaa waqtigaan u istaagay inuu Xog kasoo Aruuriyo Indhaha Bulshada oo ay Zamzam M Farax kamid tahay.

Zamzam oo Waqtigaasi Lagu booqday Garoon ay ku Tababaranaysay ayaa Taleefashinka Somali Channel Uga warbixisay Nolosheeda & Hadafka ay kaleedahay Cayaaraha Soo Socda.

Nala Daawo Muuqaalka Orodyahanada Soomaaliyeed ee Zamzam & Cabdi Kariin Cali oo ah Soo saaraha Barnaamijkan Gaaban.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog