Isticmaalka badan ee Facebook-ga oo la’ogaaday in uu dib u dhac ku keenayo.

Saturday, December 8, 20120 comments


Daraasad lagu sameeyay dalal badan oo caalamka kamid ah ayaa lagu ogaaday in isticmaalka shabakada bulshadu kukulanto ee Facebook ay caqabad ku tahay wax barashada.

Caqabadaan ayaa lasheegay in ay tahay mid aad u daran arday badanna imtiaanaadkii in ay ku dhacaan sababtaa, sida ay ku warameen macalimiin badanoo xiisad kabixiya jaamacadaha dalalka daraasadaan lagu sameeyay.

Dhibaatadaan ayaa lasheegay in ay ka dhalatay kadib markii ardaydu ay ku mashquuleen facebook-ga oo ay xooga saareen intii ay ku mashquuli lahaayeen daraaseynta maadoyinka ay kabartaan jaamacadaha.

Macalimiinta su’aalaha lagu weydiiyay daraasadaan intii ay socotay ayaa waxa ay sheegeen in ardadu intii Facebook-ga uusan dunida ku faafin ay si aad ah ugu mashquli jreen dalacashada waxyaabaha laxariira maadooyinka ay baranayaan, hasa yeshee markaan ay dhanka kale u jeheesten oo ay shabakada Facebook-ga indhaha ku taagayaan.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog