Karishma Kapoor” Sanjay Kapoor Sariirta Iguma Qancin , Raaxo Ma Yaqaan, Sidaas Ayaan Furiin Ku Dalbday”.

Monday, December 10, 20120 comments


Atariishadaan caanka ah ee karishma kapoor sidii ay u guursatay maal qabeenkaan lagu magacaabo sanjay kapoor waxa ay ka tagtay bollywoodka, si ay u ilaaliso dhismaha qoyskeeda.

Balse waxaa maalin malainta ka dambeysaa isa soo tarayay qilafka u dhexeeya iyada iyo saygeeda mr Sanjay kaasoo salka ku hayo arima sariita .

Qoyska ay ka dhasheen karishma iyo sanjay waxa ay isku dayeen wax ka badan hal jeer in ay dejiyan xaalada labadaan lamaane, lakiin waxaa la sheegay in sanjay oo dhanka sariirta u qancin waaye karishma kapoor taasina sababtay in ay nolosha u nacdo..

Wargeys kasoo baxa caasimada dalka India ayaa qoray in karishma kapoor aysan ka helin odaygeeda wax qancin ah dhanka sariirta tani iyo markii ay guursatay ayna kula jogtay dulqaad waxa ayna dabatay marar badaan furiin.

Karishma kapoor ayaa ah qof si aad uj ecel raaxada dhanka sariirta sida ay u sheegtay wargeys arimahaas kafaalooda oo kaso baxa magalada Newyork ee cariga Mareykanka ,waxayna qirtay in ay tahe qof jecely araxada iyo bashaal isla markaana ayna ku dabaqday in nafteeda aysan kamaarmin.

Waxaa la arkaayay waqtiyadii ugu dambeyay karishma oo kaligeed jogta goobaha xafladaha ama la socota walasheed kareena iyo saif ali khan.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog