Daawo Sawirada "Naagtii Dunida Ugu Dheereed oo Geeriyootay"

Monday, December 10, 20120 comments


Yao Defen waxa ay Aheed Haweeneey qaaday Rikoorka Dhirirka Aduunka , Waxayna ugu Danbeyn Ku geeriyootay Magaalada Zhucheng ee China waqti Loolan dheer ay ugu Jirtay Rikoorka Dhirirka Caaalamka .

Yao waxa ay dhalatay Sanadkii 1972 dii iyadoo markii ay jirtay 15 sano dhirirkeedu kor u dhaafay 2 Mitir waxay iskuulka ay waqtigaasi dhiganeesay u qaabilsaneed qeybta Basketball-ka waxayna eheed qof aad looga cabsado dheeshaasi,

Ugu danbeyn 13 November ee Sanadkan ayeey ku Geeriyootay Gurigeeda waqti ay mudo ku xanuunsaneeysay , Waayihii ugu danbeeyey ayaa lagula tacaalayay Hooygeeda oo ku yaala Zhucheng ee Dalka Chine .

YOE waqtigii ay Geeriyooneeysay waxa ay eheed 40 jir dhirirkeeda maalin walba waxa uu kor ugu sii socday si aan Macquul eheen , 7ft 8in (2.36) ayeey aheed waqtigii ay dhimaneesay iyadoo Weighed keedu kor udhaafay 31st (200kg) Cabirkeeduna wuxuu ahaa 26 ft Dhanka cagaheeda.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog