Qaar kamid ah Websetyada lagu baahiyo arimaha la yaabka leh ayaa lasoo dhigay Mataano 9 bilood jir ah oo awood u leh in ay dabaashaan 25m iyaga oo aysan cidi wax caawin ah siinaynin .
Labadaan mataano ee aadka u yar waxba kama gadisana caruurta intooda kale waxaaan lagu kala magacaabaa Ily iyo Wilyam Taraykoosh .
Caruurtaan ayaa waxaa ay baekada ku dabaalan karaan iyaga oo aan lacaawinaynin ila fogaan dhan25 m ,.
Waalika dhalay caruurtaan ayaa sheegayin marka u arkay caqliga caruurtaan iyo sida ay utaxadarayaan uu baray dabaasha sidaasina ay hada ku yahiin kuw xariifin ku ah dabaasha.
‘’Maalinta koowaad waxa ay dabaasheen ilaa 5-mitir, maalintii xigtayna 7 Mitir hadana waxaa xigay in ay dabaashaan 12 mitir ‘’ ayuu Abaaha caruurtan dhalay oo Faransa kasoo jeeda horeyna u ahaa Macalin Dhanka dabaasha ah.
Mrs Trykush iyo Xaaskiisa Victor, oo 49 sano jir ah ayaa ku dadaalaya caruurtooda yar iyagoona Jecel in ay ka qeyb qaataan wiilkan iyo gabdha yar ay ee mataanaha ah Ciyaaraha Olympic Gemes sanada 2028.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com







