DAAWO MUUQAAL - Ma is leedahay Muqdisho ayaa sidaan noqon doonta walee Africa ayaa looga soo shaqo doonan.
Turkiga ayaa ka wada mashruucyo kala duwan dalka hooyo qaasatan Muqdisho, mashruucyadan kuwooda ugu waa weyn oo ilaa hada la ogyahay ayaa ah dhisme Isbitaal loogu magac daray Muqdisho General Hospital, Terminal cusub oo Eleboor ah & Jidka warshadaha oo laga dhisayo suuq jumlo oo nooc kasta oo alaab ah laga helayo kuwaasoo xataa damaan leh si dadka ay usoo celiyaan marka ay cilad arkaan.
Hadaba muuqaalkaan waxaad ka daawaneysaa wax runtii ah horumar kuna dareensiinayaa hadii ay rumoobaan qorshahan ay Turkiga wadaan in Africa oo dhan loo soo shaqo doodnan doono.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com