Maxad Ka Taqaan Labada Fanan ee ugu Xishoodka Badan Fananinta Soomaliyeed Xiligay Heesayaan

Monday, December 24, 20120 comments



Fanaaniinta kala ah Xaawo kiin iyo Hodan C/raxmaan ayaa ah labada fanaan ee ugu xishoodka badan Fanaaniita hablaha ah ee fanka ku jira.

Labadaan fanaan ayaa ka duwan fanaaniinta hablaha ah ee ku jira fanka Soomaaliyeed waxaana inta badan lagu arkaa marka ay heesaha ay qadayaan in ay madaxa dabooshaan iyo waliba in si fiican ay u fiirin karin kaamirada markaas lagu duubayo.

Fanaanada Xaawo Kiin ayaa waliba inta badan iska dhigin qamaarka madaxa u saaran waxayna inta badan jeceshahay fanaanada in ay asturato madaxa lakiin jirka intiisa kale ma gaarsiiso asturaada.

Sido kale Hodan C/raxmaan ayaa madaxa daboolato heesaha qaar walow aysan sida Xaawo kiin mar walba qamaarka maxaxa u saarneen lakiin marar badan ayay heeso ku qaaday iyada oo maxada u daboolan yahay fanaanada Hodan.

Labadaan fanaan ayaa ah labo fanaan oo fanka dhawaan soo galay lakiin waxay durba magac ku dhax yeeshayn Bulshada Soomaaliyeed. waxaana la dhihi karaa labadaan fanaan si aad u fudud ayay fanaka meel sare uga gaareen













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog