Nin U dhashay Gorgia oo sameeyay arin mucjiso leh kadib markii uu dhegtiisa ku jiiday gaadhi 8 tan ah aaddaa yaabi

Saturday, December 22, 20120 comments


Nin reer Gorgia ayaa arin mucjiso leh kusoo bandhigay wadankaasi taasi oo ay si weyn u qaadaa dhigtay warbaahinta caalamku ninkan ayaa dhegtiisa ku jiiday gaadhi sideed tan ah iyadoona madaxa abaalmarinaha ciyaaraha ee dalkaasi uu sheegay in ninkani uu sameeyay wax layaableh kadib markii uu dhegta xadhig isaga xidhay kadibna ku jiiday gaadhigan weyn ee 8-tan ah.

arinta ninkani sameeyay ayaa layaab ku noqotay bulshada caalamka iyo tan ku dhaqan wadanka Gorgia oo ku yaala bariga qaarada yurub iyadoo ay dadku isugu soo xoomeen markii ninkani arintaasi samaynayey

akhristayaal nala eega ninkan iyo sida uu gaadhiga ugu jiidayo dhegtiisa iyadoo loo aqoonsaday nin xoog weyn
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog