Sac Loo Dilay Cunug Yar Markuu Haraantiyay .... Qisaas Ahaan

Saturday, December 22, 20120 comments


Wiil u dhashay dalka Masar ayaa ku dhintay kadim markuu damcay in uu nuuga Sac ay la haayeen kaasi oo hareenti gadaal ah ku dhuftay cunugii yaraay.

Haraantida gadaal wiilka waxa ay ku sababatay in loola carara hospitalka al Mubarak ee dalkaasi kadibna halkaasi ayuu ku ruuxbaxay ilmihii yaraa.

sacani waxa uu ahaa sac ay cida aad u jecelyihiin balse markuu dilay wiilkii yaraa waxaa go'aan lagu gray in la qalo laga aaro yaab dariskii oo dhamaa xafada qosal saca waa la qisaasay .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog